raadraac
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
raadraac1
Magac labBaarid la sameeyo si arrin hore u dhacday xaqiiqdeeda loo helo. ld raadraacid.
raadraac2
Fal gudbe, isrogrogga 1aadArrin hore u dhacday xaqiiqdeeda raadin.
Is-rogga falkan
-cay, -cday
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
-cay, -cday