jahaad
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
jahaad1
Magac labDiintaDagaal loo galo difaaca iyo fidinta diinta Islaamka. ld jihaad¹.
jahaad2
Fal magudbe, isrogrogga 1aadDiintaDifaaca iyo fidinta diinta islaamka ku dagaallamid. ld jihaad².
Is-rogga falkan
-day, -dday