Qaamuusle LogoQaamuusle

jagaf

Magac lab
1
Weel sida badan bir ama caag ka samaysan oo qashinka lagu qaado.
2
Qalabka guriga la dhigo ama laga sameeyo oo baalid ah.
Wadarta Magacan

-fyo, m.dh