waali
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
waali1
Magac labNin madax ka ah qaybaha dal u qaybsamo midkood; naa'ib beeldaaji; barasaab.
Wadarta Magacan
-iyo, m.dh
waali2
Fal gudbe, isrogrogga 2aadKa w.: nafley meel si ba'an uga caajin.
Is-rogga falkan
-iyay, -isay