dool
3 Qaab ayuu ereygan leeyahay
dool1
Magac labQof dilaa ah, tuug khatar ah, bahal halis ah iwm oo meel aan laga aqoon yimid.
Wadarta Magacan
-lal, ml.
dool2
Magac dheddig1
Labada qaybood ee barida dadka ama idaha middood.
2
Doon yar oo webiyada looga tallaabo.
Wadarta Magacan
-llo, ml.
dool3
Fal magudbe, isrogrogga 1aadQof, bahal iwm meel aan laga aqoon aadid.
Is-rogga falkan
-oolay, -ooshay