Qaamuusle LogoQaamuusle

adeer

Magac lab
1
Nin waxa uu u yahay ilmaha walaalkii dhalay.
2
Hab xurmo leh oo qof da'weyn loogu yeero.
3
(u.j) adeerow!
4
(u.j) wiilka aan adeerka u ahayow!; gabadha aan adeerka u ahayey!.
Wadarta Magacan

-rro, m.dh