adeeg
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
adeeg1
Magac lab1
Hadal aan qornayn oo cid loo dhiibo si ay cid kale u gaarsiiso, farriin.
2
Shaqa hoosaad laga qabto guryaha iyo xafiisyada oo aan u baahnayn xirfad gaar ah.
Tusaale
“Adeeggii buu diidey”
3
Waxyaabaha daruuriga ah ee qoys maalin suuqa uga baahanyahay.
adeeg2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad1
Ka a.: xafiis, guri makhaayad iwm hawl hoosaad ka qabasho.
2
Ka soo a.: waxyaabo daruuri ah ee qoys maalin suuqa uga baahanyahay soo iibin.
Is-rogga falkan
-gay, -gtay