Qaamuusle LogoQaamuusle

adeegso

Fal gudbe ama magudbe, isrogrogga 3aad
1
(f.g) Cid adeeg u dirsasho.
2
(f.mg) U a.: wax samayntooda qalab ama wax kale u isticmaalid.
Tusaale
Baaritaanka dhiigga kombiyuutar ayaa loo adeegsadaa
Is-rogga falkan

-saday, -satay