Qaamuusle LogoQaamuusle

hayso

Fal gudbe ama magudbe, isrogrogga 3aad
1
(f.g) Wax ku dhegid.
2
(f.g) Wax gacan ku hayn.
3
(f.mg) U h.: wax, wax u malayn. “Cali waxaan u haystaa in uu wanaagsanyahay”. 4.(f.mg) U h.: cid wax u qabsasho.
4
(f.mg) Isu h.: cid wax aanay ahayn ismoodid.
5
(f.mg) La h.:cid xiriir fiican la yeelasho.
6
(f.mg) La h.: hees, war iwm dhegeysigooda dhegta u raaricin.
Is-rogga falkan

-stay, -satay