furo
Fal gudbe ama magudbe, isrogrogga 3aad
1
(f.g) Albaab iwm ballaqsasho.
2
(f.g) Wax xarig ku xirnaa ka baxsasho.
3
(f.g) Wax horay loo dhacay xoog ku soo ceshasho.
4
(f.g) Wax sida dhar, lacag iwm cid xoog uga qaadasho.
5
(f.g) Qof qaan u xirnaa si loo furo qaantii loo haystey bixin.
6
(f.g) Kitaab qur'aan iibsasho.
7
(f.mg) Ka f.: saaxiibtinnimo qof lala lahaa burin.
Is-rogga falkan
-rtay, -ratay