mayro
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
mayro1
Magac dheddigGeed timirta, baarta iwm u eg oo caw jilicsan baxsha; maniiqo. ld mayr¹.
mayro2
Fal gudbe ama magudbe, isrogrogga 3aad1
(f.g) Wax, sida dhar iwm biyo ku dhaqasho.
2
(f.mg) Qubaysasho (qof).
Is-rogga falkan
-rtay, -ratay