Qaamuusle LogoQaamuusle

qabso

Fal gudbe ama magudbe, isrogrogga 3aad
1
(f.g) Wax cid ka qaadasho.
2
(f.g) Naag kufsasho.
3
(f.g) Dad, dal iwm xoog ku hanasho.
4
(f.g) Dhibaato la kulmid.
5
(f.mg) Ku q.: wax cid wadato kula dhegid.
6
(f.mg) U q.: cid deyn iwm ku dacweyn.
7
(f.mg) La q.: hawl, degaan iwm dabeecaddooda barasho.
Is-rogga falkan

-saday, -satay