saxo
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
saxo1
Magac dheddigXaaladda uu ku sugan yahay jir aan cudur hayn. ld sixo¹.
saxo2
Fal gudbe ama magudbe, isrogrogga 3aad1
(f.g) Wax sax ka dhigasho.
2
(f.mg) Wax la liqay oo hunguriga cad aaday ku qufacid. ld sixo².
Is-rogga falkan
-xday, -xatay