Qaamuusle LogoQaamuusle

saxal

Magac lab
1
Meeraha u dhexeeya dhulka iyo Mariiqa; raage .
2
Waqti dhibaato badan oo qof mushkilaysanyahay.
Tusaale
Cali saxal baa haya
3
S. ah: qof nasiib daran oo la karahsado.