Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
maysiiliyam
Magac lab
Botani
Hayfa wada shaqeeya oo sameeya jidhka fangaska. Wuxuu ka koobanyahay hayfa quudiye iyo hayfa taran oo wada jira, kaas oo dhala boodhsidayaal iyo gaametajiyam.
Wadarta Magacan
-myo, m.dh
Ereyo kale oo u soo dhow
1: may
Diidmo
2: maya
Diidmo
3: mayaay
Magac lab
4: mayaayid
Magac dheddig
5: mayac
Magac lab
6: mayacsan
Fal magudbe, isrogrogga 4aad
7: mayacsanaan
Magac faleed dheddig
8: mayacsanaansho
Magac lab ama dheddig