Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
bacrimiye
Magac lab
1
Daawo digo iwm oo dhul lagu shubo si bacrin looga dhigo.
2
Unug tarmineedka lab marka uu dhex galo unug tarmineedka dheddig.
Wadarta Magacan
-yayaal, m.l/dh
Ereyo kale oo u soo dhow
1: bac
Magac dheddig
2: bacaac
Magac dheddig
3: bacaad
Magac lab
4: bacaad-qaab-bileed
Magac lab
5: bacaadcelin
Magac dheddig
6: bacad
Magac lab
7: bacadle
Magac lab
8: bacaraar
Magac lab