bari
3 Qaab ayuu ereygan leeyahay
bari1
Magac labJahada ay qoraxda ka soo baxdo.
bari2
Magac dheddig1
Cadka baruurta ah oo ka baxa dibka idaha.
2
(-iyo, m.l) Salka dadku ku fariisto.
3
(-iyo, m.l) Buruq.
bari3
Fal gudbe ama magudbe, isrogrogga 1aad1
(f.g) Cid wax ay leedahay ama ka mas'uul tahay si debecsan u weyddiisasho.
2
(f.mg) Habeen meel u hoyasho.
Is-rogga falkan
-ryay, -riday; -ryi