jįin
3 Qaab ayuu ereygan leeyahay
jįin1
Magac labXarafka “ja'“ magaciis carbeed.
jin2
Magac lab1
Uun Eebbe oo ka duwan malaa'igta iyo Aadamiga, isugu jira caasi iyo caabud oo dadku uusan arki karin.
2
J. ah: wax isla eg.
3
J. ah: Qof dhib badan.
jin3
Magac dheddigDhudhunka gacanta geestiisa calaacasha xigta.
Wadarta Magacan
-imo, m.l