Qaamuusle LogoQaamuusle

saxan

3 Qaab ayuu ereygan leeyahay

saxan1
Magac lab
1
Weel dhoob ama macdan iwm ka samaysan oo yara godan cuntadana lagu cuno.
2
Shay yar, fidsan, wareegsan oo heeso iwm ku duubanyihiin. ld sixni.
Wadarta Magacan

-nno/suxuun, m.dh

saxan2
Magac labJooloji
Bedka guud ee biyo shubka u ah webi iyo laagihiis.
saxan3
Fal magudbe, isrogrogga 4aad
Wax la saxay ahaansho.
Is-rogga falkan

-xnaa, -xnayd