Qaamuusle LogoQaamuusle

dub

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

dub1
Magac lab
1
Maqaar, harag iwm.
2
Qolof adag oo ay dusha ku yeeshaan geedaha ama miraha qaarkood.
Wadarta Magacan

-bab, m.l

dub2
Magac labCilmiga-naflayd
Qaybta adag ee weliba ah lakabka ugu hooseeya ee aragga lafdhabarleyda. Lakabka kale waa d.ka bare. Haraggu wuxuu ka koobanyahay nudo isku xidhayaal miiqan, kuwaas oo ay ku dhex jiraan dhuumaha dhiiggu, (dhammaadka dareenwadka iyo naasleyda) goonka tina ah, qanjidhada dufanka iyo narinnada dhididka.