Qaamuusle LogoQaamuusle

heemaar

Magac lab
1
Budo yar oo lagu bitiyo subag la shiilayo si xantadu hoos u degto.
2
Heerka uu sameeyo dareere weel ku jira.
3
Hoore yar oo weel salkii ku jira.