Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
heemaal
Magac lab
1
Dhiil la culay oo caano lagu garooriyey marka laga shubo murudka ku hara.
2
Qaab wanaagsan oo wax leeyihiin.
3
(-lo, m.dh) Agagaar.
Ereyo kale oo u soo dhow
1: hee
Falkaabe
2: heec
Magac lab
3: heecid
Magac faleed dheddig
4: heeco
Magac dheddig
5: heed
Magac dheddig
6: heedaddaamid
Magac faleed dheddig
7: heedaddaan
Magac lab
8: heedhe
Falkaabe