Qaamuusle LogoQaamuusle

caallir

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

caallir1
Magac lab
Hurgumidda meel dhaawac ah; fasas; caabuq. ld caallirid.
caallir2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
Meel dhaawac ah hurgumid.
Is-rogga falkan

-ray, -rtay