Qaamuusle LogoQaamuusle

kasoobbax

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

kasoobbax1
Magac lab
Nabar weyn oo oogada ka soo baxa oo caalir leh.
Wadarta Magacan

-xyo, ml.

kasoobbax2
Magac labDaawo
Nabar sida qaalibka ah ka weyn kasoobax kuna oolli kara jirka sare iyo uurkujirtadaba.
Wadarta Magacan

-xyo, m.l