kasbo
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
kasbo1
Magac dheddigBir af dhuuban oo lagu eego muunada badar jawaan ku jira; bunbay.
kasbo2
Fal gudbe, isrogrogga 3aad1
Wax tacbasho.
2
Cid kalsoonideeda hanasho.
Is-rogga falkan
-baday, -batay
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
-baday, -batay