Qaamuusle LogoQaamuusle

daran

3 Qaab ayuu ereygan leeyahay

daran1
Magac dheddig
Geed yar, jaadad badan oo dhooddida iyo dibirka ka baxa oo dhanaan, geelu ku jeelbaxo leh.
daran2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
Ku d.: wax, wax kale ku qasan noqosho. ld darsan².
Is-rogga falkan

-rmay, -rantay; -rmi

daran3
Fal magudbe, isrogrogga 4aad
1
Wax karti badan ahaansho (qof).
2
Wax dhibaato badan ahaansho.
3
Ku d.: wax, wax kale ku qasan ahaansho.
4
Ku d.: qof balwad aad u isticmaala ahaansho.
5
U d.: wax cid dhibaateeya ahaansho. ld darsan³.
Is-rogga falkan

-rnaa, -rnayd