darajo
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
darajo1
Magac dheddig1
Heer ama jago shaqo lagu gaaro.
2
Halbeeg saleedka heer kulka ama xaglaha.
3
Xushmo iyo qaddarin.
4
Dhibco imtixaan lagu helo.
Wadarta Magacan
-ooyin, m.l
darajo2
Magac dheddig1
(xis.) Summad: (°). Halbeeg lagu cabbiro xaglaha sallaxa ah, taasoo la mid ah 1/360 wareeg dhammaystiran ama 1/90 ka xagal qumman.
2
(xis.) Jibbaarka doorsoome ku jira tibix. Tusaale ahaan tibixda 3y . Tibixda ah 3x y z darajadu waa wadarta jibbaarrada doorsoomayaasha oo ah
3
(xis.) Darajada tibxaale ama isle'eg: waa darajada tibixda leh darajada ugu sarreysa.
Wadarta Magacan
-ooyin, m.l