Qaamuusle LogoQaamuusle

tirso

Fal gudbe ama magudbe, isrogrogga 3aad
1
(f.g) Wax xisaabasho.
2
(f.g) Ka t.: cid xumaan u geysasho.
3
(f.g) Ka t.: cid xil kala wareegid.
4
(f.mg) La t.: qof la caytamid.
Is-rogga falkan

-saday, -satay