dhifo
Fal gudbe ama magudbe, isrogrogga 3aad
1
(f.g) Si xoog iyo dhaqso leh wax u jiidid.
2
(f.mg) Ku dh.: wax, wax la dhicid.
3
(f.mg) Ku dh.: maanso ku luqayn.
4
(f.mg) Isku dh.: laba tiro tarankooda soo saarid.
5
(f.mg) Carrabka ku dh.: wax soo hadal qaadid. ld dhufo.
Is-rogga falkan
-ftay, -fatay