Qaamuusle LogoQaamuusle

dhugayso

Fal gudbe ama magudbe, isrogrogga 3aad
1
(f.g) Wax nishaabid.
2
(f.mg) Dhukaan qaadid (geel).
3
(f.mg) Garaad yeelasho (qof).
Is-rogga falkan

-stay, -satay