godo
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
godo1
Magac dheddig1
Meel ay doqowda talada gooysaa ku shiraan.
2
Godad yaryar oo shinnidu samayso oo ay malabka iyo ugaxda ay ku hoyiso.
3
Daliig yar oo daruur ah.
godo2
Fal gudbe ama magudbe, isrogrogga 3aad1
(f.g) Wax qalloocasho.
2
(f.mg) Qalloocsamid.
Tusaale
“Cali lixdan sano markuu gaaray ayuu gotay”
Is-rogga falkan
-otay, -odatay