Qaamuusle LogoQaamuusle

goobo

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

goobo1
Magac dheddig
1
Shaxan ka samaysan hal xarriiq oo wareegsan oo xuduntiisu fogaan isle'eg u jirto bar kasta oo xarriqda ka mid ah.
2
Summad goobo ah.
Wadarta Magacan

-ooyin, m.l

goobo2
Fal gudbe ama magudbe, isrogrogga 3aad
1
(f.g) Wax lumay ama maqan raadsasho.
2
(f.mg) Ku g.: cid si wada jir ah wax u yeelid
Is-rogga falkan

-btay, -batay