Qaamuusle LogoQaamuusle

digo

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

digo1
Magac dheddig
1
Saalo.
2
Saalo burburtay oo badan.
digo2
Fal gudbe ama magudbe, isrogrogga 3aad
1
(f.g) Aroos cid ugu wacasho.
2
(f.mg) Ku d.: col jabay, qof laga adkaaday iwm hadal lafajebis ah ku dhihid.
Is-rogga falkan

-gtay, -gatay