Qaamuusle LogoQaamuusle

taawo

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

taawo1
Magac dheddig
1
la midka ah (ld):
daawe, daawo ¹, taawe
Weel bir ah oo wareegan siddana leh oo wax lagu dubo ama lagu shiilo
2
Xayrta geela.
Wadarta Magacan

-ooyin, m.l

taawo2
Magac faleed dheddig
la midka ah (ld):
taawin