Qaamuusle LogoQaamuusle

digaggub

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

digaggub1
Magac lab
Baabbi'inta wax la baabbi'iyo. ld digaggubid.
digaggub2
Fal gudbe, isrogrogga 1aad
Wax ciribtirid.
Is-rogga falkan

-bay, -btay