Qaamuusle LogoQaamuusle

doorso

Fal gudbe ama magudbe, isrogrogga 3aad
1
(f.g) Wax, wax kale ku beddelasho.
2
(f.g) Wax sarrifasho (lacag).
3
(f.mg) Cudur ka bogsasho.
Is-rogga falkan

-saday, -satay