Qaamuusle LogoQaamuusle

dhaado

Fal gudbe ama magudbe, isrogrogga 3aad
1
(f.g)Dhaad ka xirasho (neef).
2
(f.g) Gabar doonid.
3
(f.mg) Ku dh.: cid si kalsooni ah isugu hallayn.
Is-rogga falkan

-aatay, -aadatay