Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
naqso
Fal gudbe ama magudbe, isrogrogga 3aad
1
(f.g) Wax dib u soo ceshasho.
2
(f.g) Quraan akhrisasho.
3
(f.mg) U n.: wax mar labaad.
4
(f.mg) Gar cid u jeedsasho.
Is-rogga falkan
-saday, -satay
Ereyo kale oo u soo dhow
1: naq
Magac lab
2: naqad
Magac lab
3: naqan
Fal magudbe, isrogrogga 4aad
4: naqas
Magac lab
5: naqash
Magac lab
6: naqayn
Magac faleed dheddig
7: naqaysad
Magac lab
8: naqaysasho
Magac faleed dheddig