Qaamuusle LogoQaamuusle

naq

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

naq1
Magac lab
1
Caleenta iyo cawska ay soo saaraan biyo ama roob; doog; tigaad.
2
Hadal dood iyo dacwad isugu jira.
naq2
Fal gudbe ama magudbe, isrogrogga 1aad
1
(f.g) Wax meeshii uu ka yimid ku celin.
2
(f.g) Gar qaadid.
3
(f.g) Cid dood iyo dacwo u jeedin.
4
(f.mg) U n.: u meerin, u akhrin.
5
(f.mg) Ku n.: ku celi.
Is-rogga falkan

-qay, -qday