Qaamuusle LogoQaamuusle

ruxo

Fal gudbe ama magudbe, isrogrogga 3aad
1
(f.g) Qof, wax hilasho.
2
(f.g) Qof, haan caano ku lulasho.
3
(f.mg) Wax iskood u lulasho ama gilgilasho.
Is-rogga falkan

-xday, -xatay