ruxan
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
ruxan1
Fal magudbe, isrogrogga 1aadWax la ruxay noqosho (laan geed, haan caano ku jiraan iwm). ld ruxmo.
Is-rogga falkan
-xmay, -xantay
ruxan2
Fal magudbe, isrogrogga 4aadHaan caano ku jiraan wax la ruxay ahaansho.
Is-rogga falkan
-xnaa, -xnayd