Qaamuusle LogoQaamuusle

godgal

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

godgal1
Magac lab
Qof dhintay, habeenka ama maalinta ugu horreysa ee uu qabriga u hoydo.
godgal2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
1
Qof dhintay, qabri u hoyasho.
2
U g.: wax sababtiisa awgeed u dhimo.
Is-rogga falkan

-alay, -ashay; -geli