xarraan
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
xarraan1
Magac lab1
Faras aan hayin ahayn.
2
(- nno, m.dh) Qof qaba mingis aan la yabarayn.
xarraan2
Fal magudbe, isrogrogga 1aadFaras wax aan hayin ahayn noqosho.
Is-rogga falkan
-aamay, -aantay; -aami
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
-aamay, -aantay; -aami