go'
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
go'1
Magac lab1
Maro aan afka isaga tolnayn oo raggu xirto ama huwado.
2
Gabal; cad.
Wadarta Magacan
-'yaal, m.l/dh
go'2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad1
Wax meel ka jarmid.
2
Dhimasho.
3
Wax wada jiray qaar, goonni uga soocmid.
4
U g.: niyadda wada siin.
5
Biyo iwm meel ka dhammmaansho.
6
Caano baqid.
Is-rogga falkan
-'ay, -'day