Qaamuusle LogoQaamuusle

dhaygag

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

dhaygag1
Magac lab
1
Yaab awgiis meel ama wax iyadoo aan la libiqsanayn.
2
la midka ah (ld):
dhaygagid
dhaygag2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
Ku dh.: yaab awgiis wax iyadoo aan la libiqsanayn eegid.
Is-rogga falkan

-gay, -gtay