Qaamuusle LogoQaamuusle

dhaan

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

dhaan1
Magac lab
1
Doonidda iyo keenidda biyo meel fog laga doono.
2
Gaadiid weel biyo ku jiraan ama lagu doonayo saaranyahay.
Wadarta Magacan

-aaman, m.l

dhaan2
Fal gudbe ama magudbe, isrogrogga 1aad
1
(f.g) Wax wasakh marin.
2
(f.mg) Wax, wax kale ka fiican ahaansho.
3
Ku dh.: wax, wax kale ku beddelasho.
Is-rogga falkan

-aamay, -aantay; -aami