qaalin
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
qaalin1
Magac labNeef geel oo lab ah oo aan da'dii rarashada weli gaarin.
Wadarta Magacan
-immo, m.l
qaalin2
Magac dheddigNeef geel ama lo' ah oo aan weli gaarin da'dii curashada.
Wadarta Magacan
-lmo, m.l
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
-immo, m.l
-lmo, m.l