tąag
3 Qaab ayuu ereygan leeyahay
tąag1
Magac lab1
Cudur sababa adkaanta addimaha.
2
la midka ah (ld):
taago
Meel dhulkeedu sarreeyo; buur; kood
Wadarta Magacan
-gag, m.l
tag2
Magac lab ama dheddig1
Guur.
2
Nasiib.
tag3
Fal gudbe ama magudbe, isrogrogga 1aad1
(f.g) Cid meel aadid.
2
(f.mg) Ka t.: wax dayn ama dhaafid.
3
(f.mg) Kala t.: cid wax kala baxsasho; kala bixid.
4
(f.mg) U t.: u imaansho; la kulmid; nin naag u galmoosho. t.:
5
(f.mg) Ku t.: meel la tagayo gaadiid u raacid; wax la qaatay ka samrid.
6
(f.mg) Ula arrin iwm cid la kaashad.
7
(f.mg) Uga t.: wax cid ku dhaafid.
8
(f.mg.) La t.: qaadasho; wadasho; kaxaysasho; raacid.
Is-rogga falkan
-gay, -gtay; -tegi