kahsi
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
kahsi1
Magac labla midka ah (ld):
kahasho
kahsi2
Magac labDaawoXaalad uu jidhku ku soo saaro jawaab ah kabbax an caadi ahayn qaar ka mid ah lid jidh dhaliyayaasha oo la yidhaahdo allarjiino, kaas waxa ka mid ah boodhka, faxalka, cuntooyinka qaarkood iyo dawooyinka ama dhogorta.