Qaamuusle LogoQaamuusle

masal

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

masal1
Magac lab
1
Tusaale.
2
M.kayga, m.kaaga iwm: wax, wax kale kala mid ah xagga dhaqanka, jimirka, dhererka iwm. ld masil¹, matal¹, matil¹, mesel¹, metel¹.
Wadarta Magacan

-llo, m.dh

masal2
Fal gudbe, isrogrogga 1aad
1
(riw.) Filim, riwaayad iwm jilid.
2
Cid wakiil ka noqosho.
3
Ku m.: wax, wax kale ku qiyaasid. ld masil², matal², matil², mesel², metel².
Is-rogga falkan

-alay, -ashay